Saturday, April 30, 2016

Somaliland still does not abuzz from Ethiopia's khat convoys

Hargeisa, Somalia - Every day trucks loaded with the narcotic plant khat, grown in northeastern Ethiopia, hurtle along rough roads through the desert to make fresh deliveries to eager customers across Somaliland.
It's estimated that 90 percent of adult males in the autonomous region of Somaliland chew khat for mirqaan, the Somali word for its euphoric effect.
Khat has become so enmeshed with Somaliland's culture and daily life it has become an important tax earner for the government. In 2014, khat sales generated 20 percent of the $152m budget.

Friday, April 29, 2016


saaxibayaal jimce wanaagsan meel kasta oo dunida joogtaan khayr ayaan idiin rajaeynaa  aakhiro iyo aduunyaba fadlana kala socoto lifiiqan hoose wixii macluumada ah ee aan idinla jeclaado saaxibada kala  duwan ee ku leeyahay barayaasha kala duwan
http://cabdcabdillahiyonis.blogspot.com/
waad mahadsantihiin

Tuesday, April 19, 2016


            [    Somaliya tan iyo Burburkii  1991 ,  dhalinyarada soomaaliyeed waa ay u Goblameen da wlad li ida ]


waa qoraal aan kaga hadli  doono tan iyo burburkii laxaadka lahaa ee dhacay  jamuuriyadiii somaliya ee luntay 1991 , waxaan kaga hadli doonaa  doorkii balaadhnaa ee burburku ku yeeshay Dhalinyarada somaaliyeed waliba sida ay ahaayeen dhalinyaradu soomaliyeed waqtigii kacaanka dawladii madaxda uu ka  ahaa madaxweyne siyaad bar AHN waa qoraal xambaarsan tan iyo   intii calan soomaliyeed la haystay ilaa burburkii dawladaii dhaxe ee jamuuriyadii somaaliya

coming soon
By:Cabdi .CY

                Somaliya tan iyo Burburkii  1991 iyo Burburkii ka dhaxleen dhalinta soomaliyeed 

waa qoraal aan kaga hadli  doono tan iyo burburkii laxaadka lahaa ee dhacay  jamuuriyadiii somaliya ee luntay 1991 , waxaan kaga hadli doonaa  doorkii balaadhnaa ee burburku ku yeeshay Dhalinyarada somaaliyeed waliba sida ay ahaayeen dhailyarada soomliyeed waqtigii kacaanka dqwladii madaxda ka ahaa madaxweyne siyaad bar AHN

coming soon
By:Cabdi .CY